Tababar sare loogu qadaayo Xirfadda Suxufiyiinta oo lagu qabtay Dhuusamareeb.

0
37

Jowhar – ( Radio isnaay ) – In kabadan 20 Wariye ayaa Tababar sare loogu qaadayo Xirfadooda looga daah furay Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda maamulka galmudug.

Tababarkan oo ay soo agaasintay Wasaaradda Warfaafinta galmudug waxaa fulinaya Ururka Saxafiyiinta Soomaaliyeed ee FESOJ.

Cusmaan Cabdalla.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here