Shir looga hadlayo daadejinta adeegyada Caafimaadka Oo laga daahfuray Baydhabo

0
81

Jowhar (Radio Isnaay) – Shirkan ay soo qaban qaabisay Wasaarada Caafimaadka KG ee ka socda Magaalada Baydhabo ayaa ah mid 6-dii bil mar la qabto waxaana kasoo qeyb galay wakiilo ka socda Wasaarada Caafimaadka XFS mida KG, waxaana diirada lagu saarayaa sida loo tayayn karo loona baahin karo howlaha caafimadka.

Warxbinta Warka waxaa soojeedinayo:- Maxamed Abuukar Cabdiraxmaan.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here