Gabdhaha Cadaado Oo Hal Abuuro ganacsi ku soo kordhiyay Bulshada Galmudug

0
49

Jowhar (Radio Isnaay) – Shaqo yarida Dalka ka jirta ayaa sababtay in Dhalinyaro badan oo ku nool Galmudug ay bartaan Xirfado kala Duwan oo ay Nolosha Qoyskooda ku Maareeyaan.

Fatxi shariif iyo Saabiriin Xasan oo kamid ah gabdhaha Magaalada Cadaado ayaa Soo Kordhiyay Hal Abuur ganacsi oo Waxbadan ka badalay Noloshooda iyaga oo Magaaladaasi ka hirgaliyay Maqaayad lagu diyaariyo nuucyada kala duwan ee Cunada.

Warxbinta Warka waxaa soojeedinayo:- Cusmaan Cabdalle Cusmaan

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here