Beeraleyda Magalada Jowhar Oo Caqabad kala kulmo dalagyada laga keena Dibada

0
39

Jowhar (Radio Isnaay) -Iyadoo bulashada Magalada Jowhar ee Casimada Dowlad Goboleedka Hirshabelle ay u badan yihiin Beeraley kuwaasi oo sanad walba soosaara Dalagyo farabadan ayaa waxa ay haatan sheegaan in caqabad weyn ay kala kulmaan dalaga laga keeno Dibadda.

Warxbinta Warka waxaa soojeedinayo:- Maxamed Nuur Xuusen

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here