Xaflad lagu dhiirigalinaayay Arday dhameeysay Tafsiirka Qur’aanka Oo Ka Dhacday Carmo.

0
85

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Magaalada Carmo Ee Gobolka Bari ayaa lagu qabtay munaasabad aay ku qalin jabinayeen in ka badan 20 Arday oo soo saray Shiiq Saciid Muumin Cismaciil ayaa dhameysatay Barashada Tafsiirka Qur’aanka Kariimaka Ee 30 Jus.

Waxa ka qeyb galay munaasabada bahda waxbarashada, waalidiin, culimada degaanka iyo marti Sharaf kale.

Waxaa Soo Jeedinaya : – Cabdifitax Axmed.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here