Maamulka Tuulada Xudur Ciise oo Sheegay in Cuduro ay Kadilaaceen Tuuladaasi.

0
73

Jowhar – ( Radio Isnaay )- Tuulooyin badan oo hoostaga degmada Mahadaay ee gobalka shabeellaha dhexe ayaa waxaa ka jira xaalado Caafimaad daro kuwaasi oo ay la daalaa dhacayaan dadka ku sugan tuulooyinka.

Xasan Muxumed Abuukar oo ah gudoomiyaha Tuulada Xudur Ciise ayaa sheegay in tuulada ay ka jiraan xanuuno kala duwan oo ay ka mid yihiin Jadeeco & Xiiq dheer kuwaasi oo haleelay Caruurta ku nool tuuladaasi.

Cabdiweli Axmed ayaa soo jeedinaya

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here