Maamulka Degmada Dhoobley Oo dhagax dhigay kawaan si casri ah loo dhisayo

0
51

Jowhar ( Radio Isnaay) Guddoomiyaha Degmada Dhoobley ee Gobolka Jubbada hoose Xasan Cabdi Xaashi ayaa dhagax dhigay Kawaan si casri ah loo dhisaya kaas oo ay maalgelineyso Hey’adda ADRA ayna fulineyso Shirkada Waamo.

Maxamed Abuukar.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here