Deeq Daawo ah Oo la gaarsiyey Isbitaalka Degmada Galcad ee Gobolka Galgaduud.

0
52

Jowhar – ( Radio isnaay ) – Isbitaalka weyn ee degmada galcad ee gobolka gal gaduud ayaa waxaa ka jirey Xaalado adag oo ay ka mid ahayeen daawa la.aan iyo qeybo ka mid ah aqabka isbitaalka maadama isbitaalka dib u bilaawey in bulshada u adeego.

Maxamed Nuur Xuseen.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here