Jowhar – ( Radio isnaay ) – Magaalada Dhoobley ee Gobolka Jubbada Hoose oo ah Maagalo dhacda xadka kala qeybiya Dalalka Soomaaliya iyo Kenya ayaa mudooyinkii danbe waxaa ku soo badanayay Carwoyinka lagu iibiyo Dharka Haweenka taasi oo qeyb ka ah Horumarada ganacsi ay sameyneyso Degmada.
Cabdicasiis Xasan.