Tababar ku saabsan barashada xirfadaha gacanta oo lagu qabtay Muqdisho.

0
86

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Wasiirka shaqada iyo arimaha bulshada XFS Maxamed Cilmi Ibraahim aya maanta magaalada Muqdisho ka furay tababar ku saabsan xirfadaha farsamada gacanta isla markaana ufuray inkabadan 100 arday oo baraneyso xirfdaha farsamada gacanta.

Warbixintan Waxaa inoo Soo jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here