Tartanka Kubada Cagta 17jirada Jowhar Oo Lasoo Gabagabeyey

0
38

Jowhar ( Radio Isnaay) Magaalada Jowhar ee Caasimada Dowlad Gobaleedka Hirshabelle ayaa lagusoo gabagabeeyay Tartanka kubada cagta 17 Jirada oo ay ka qeyb galeen 8 koox.

Warbixintan waxaa soojeedinayo:- Cabdifitaax Axmed Macalow

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here