Xarun caruurta Agoonta wax lagu bari doono oo laga hirgeliyay Guriceel.

0
65

Jowhar – ( Radio isnaay ) – Hay’adda Iqra foundation ayaa degmada Guriceel  ka hirgalisay xarun caruurta Agoonta ah wax lagu barayo.
Xarunta ayaa ka kooban qeybo kala duwan sida masaajid, madaraso caruurta wax lagu bari doono iyo qayb loogu tala galay quudinta caruurta Agoonta ah.

Cabdicasiis Xasan ayaa soo jeedinaya.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here