Xaalad adag oo dhanka nolosha ah oo soo Wajahday Barakacayaasha Baladweyne.

0
54

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Qoysaskan oo ku nool magaalada Baladweyne islamarkana deeganadoodii uga soo hayaamay abaarihii ku dhuftay ayaan helin adeegyada asaasiga sida waxbarashadda iyo caafimaadka, kuwaasoo hadda aysan awoodin inay iska bixiyaan.

Cabdiweli Axmed ayaa soo jeedinaya.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here