Mashaariic Lagu Horumarinayo Kaabayaasha dhaqaalaha Oo laga Bilaaway Baraawe.

0
68

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Wasiirka Wasaaradda Howlaha Guud iyo Dib-u-Dhiska Koonfur Galbeed Daahir Abdi Cabdullahi oo ay wehliyaan Xubno ka tirsan Golaha Wasiiradda, Maamulka Gobolka Shabeelaha hoose iyo kan Caasimada Baraawe ayaa kormeerey Mashaarici Dib udhis ah oo ka socoda Isbitaalka weyn Ee Degmada Baraawe iyo Wadada weyn ee Xiriirisa Garoonka Diyaaradaha iyo Magaalada.

Cabdiweli Axmed ayaa soo Jeedinaya.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here