Dhalinyarada Jowhar oo loogu Baaqay in ay ilaaliyan Xuquuqda Haweenka.

0
62

Jowhar –( Radio Isnaay ) – Tacadiyada ka dhanka ah dumarka ayaa ah kuwoo soo taxanaa ilaa inta ay bulshada soomaliyeed soo jirtay iyo ilaa imika oo la joogo ahna kuwo wali wakhti xadirkan la joogo lagaga sii dhaqmo goobo badan ka mid ah dhulka soomaalidu degto.

Warbixintan Waxaa inoo Soo jeedineysa : – Xaliimo Cali.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here