Imaam 100 sano jir ah oo Kaniisad galay

0
40

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Imaamka ugu sarreeya muslimiinta dalka Ghana ayaa tagay Kaniisad ay ka socotay xafladda dabaaldagga dhalashadiisa.

Sheekh Osman Sharubutu waa nin 100 sano jir ah oo af gaaban, waxaana lagu yaqaannaa inuu nabadda u ol’oleeyo.

Mas’uuliyiinta kaniisadda ayaa ku maamuusay xafladda, iyagoo muujinayay sida ay ula dhacsan yihiin noloshiisa

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here