Dood Cilmiyeed ku saabsan ka qeyb galka Haweenka Golaha Deegaanka oo Baydhabo lagu qabtay.

0
36

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Kulankaan dood cilmiyeedka ahaa ayaa waxaa ka soo qeyb galay haween ka socday ururada ka jira degmada Baydhabo, siyaasiin, odiyaal dhaqmeed iyo qaar ka mid ah bulshada ray’idka ee magaalada Baydhabo.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here