Shacabka Afmadow oo baneenaya goob laga hirgelin doono Garoon Diyaaradeed.

0
105

Jowhar – ( Radio Isnaay) – Shacabka kunool degmada Afmadow ee Gobolka Jubbada Hoose oo kaashanaya maamulka dowlada hoose ee degmada Afmadow ayaa ku jira dedaalo ay ku baneenayaan goob loogu talagalay in laga hirgelin garoon diyaaradeed oo ay yeelan doonto degmadaasi.

Maxamed Abuukar.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here