Jubbaland oo sheegtay in 10 kun oo Ardey ah ay sii doonaan waxbarasho bilaasha ah.

0
89

Jowhar – ( Radio isnaay ) – Wasaaradda waxbarashada Dowlad goboleedka Jubbaland Ayaa 10Kun Oo Arday Ah uBalanqaday Waxbarasho Bilaash Ah Si Ay Ugu Faaideestaan Dhalinyarada Kunool Jubbaland.

Cabdinasir Seeraar Maax wasiirka Wasaarada Wax Barashada Dowlad Goboleedka Jubaland ayaa sheegay in Wasaaradiisu waxbarasho lacag la,aan ah Siin doonaan qaar ka Mid ah ardeyda wax ka barta Deegaanada Jubbaland.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo jeedinaya : – Maxamed Nuur Xuseen.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here