Iskuul Lagu Dhisay is-xilqaan Bulsho oo laga hirgeliyay Degmada Caabudwaaq.

0
73

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada Dowlad Goboleedka Galmudug oo ay wehelinayaan Wasiirada Caafimaad iyo Arimaha gudaha ee Galmudug ayaa xadhig ka jaray mid kamid ah Iskuulada lagu dhisay Isku tashi Bulsho kaasi oo dhankeeda ay Dowladu ka qeyb qaadatay.

Warbixintan Waxaa inoo Soo jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here