Roob ka da’ay Degmada Baardheere oo saameeyn ku yeeshay ganacsatada yar yar.

0
68

Jowhar ( Radio Isnaay )- Roobka iyo daadadkii ku dhuftay Baardhere ayaa saamayn ku yeeshay Makiinadaha Shiida Badarka ,Cajiinka iyo Saliid Macsarada ee degmada Baardheere, waxay waayeen qalabkii ay ku shaqayn jireen madaama ay biyihii ka qaadeen Dad badan oo noolashooda ku mareenjiray Makiinadaha Shiida Badarka ayaa soo wajahaday shaqo la’aan.

Waxaa warbixintaan inoo soo jeedinaya :- Abdiweli Ahmed Hilowle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here