Maamulka Galmudug Oo Wado qorsho Suuqyo casri ah looga hirgalinayo Dhuusamareeb.

0
80

Jowhar (Radio Isnaay) Wasaaradda ganacsiga iyo Warshadaha Galmudug ayaa sheegtay in Magaalada Dhuusamareeb oo caasimad u ah maamulkaasi ay qorsheyneyso in ay ka hirgeliso suuqyo casri ah oo qeyb ka noqon doona hormarka magaaladaasi.

Warbixintan waxaa inoo Soo jeedinaya : – Maxamed Abuukar.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here