Gaadiid loogu tala galay falka Beeraha oo lagu wareejiyay iskaashatada beeraleyda Garoowe.

0
50

Jowhar – ( Radio isnaay ) – Wasiirka Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka dowalada Gobaleedka Puntland Axamed Shire Saciid ayaa labo cagaf iyo abuurka dalagyada kala duwan ku wareejiyay qaar kamid ah iskaashadda beeraleeyada degmadda Garoowe.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here