Mas’uuliyiin ka tirsan Wasaaradda Caafimadka Hirshabelle oo kormeeray xarumaha caafimadka ee Degmada Cadalle

0
108

Jowhar ( Radio Isnaay) Mas’uuliyiin ka tirsan Wasaaradda Caafimadka Hirshabelle oo uu horkacaya Wasiiru dowlaha Wasaaradda Caafimaadka Dr Muxudiin Mukhtaar ayaa booqday Isbitaalka degmada Cadalle isagoona warbixin ka dhageystay Agaasimaha Isbitaalka.

Warbixintan waxaa soojeedinayso :- Xaliimo Cali Ibraahim

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here