Mashruuc Biyo Dhaamin ah Oo laga daah furay Tuulooyin Hoostago Dhoobley

0
102

Jowhar ( Radio Isnaay) Maamulka Degmada Dhoobley oo ka kaashanaya Hay’adda SPA ayaa waxaa ay Mashruuc Biyo dhaamin ah ka daah fureen Deegaanka Xubi oo dhaca duleedka Degmada Dhoobley.

Mashruucan Biyo Dhaaminta ah ayaa loogu talagalay Qaar kamid ah Tuulooyinka Hoos yimaada Magaalada Dhoobley kuwaasi oo ay xiligan ka jirto Biyo la’aan baahsan oo saameysay dadka kunool Tuuloyinkaasi.

Warbixintan Waxaa inoo Soo Jeedinaya : – Maxamed Abuukar Cabdiraxmaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here