Bulshada Degmada Buurhakabo Oo loogu baaqay ka qeyb qaadashada Dhismaha Garoonka Diyaaradaha degmadaasi

0
127

Jowhar – ( Radio Isnaay ) –  Degmada Buurhakabo ee gobalka Bay waxaa ka bilaawday wajiga koowaad ee dhismaha Garoonka diyaaradaha degmadaasi waxaana loogu baaqay qeybaha kale duwan ee bulshada in kaalin ay ka qaataan dhismaha Garoonka.

Warbixintan Waxaa inoo Soo Jeedinaya : – Maxamed Abuukar Cabdiraxmaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here