Wasaaradda Beeraha Jubbaland oo bilowday bixinta sharciga lahaanshaha dhul Beereedka.

0
133

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Jubbaland ayaa waxaa ay magaalada Kismaayo ku qabtay kulan looga hadlayay Shaacinta Bixinta sharciga lahaanshaha dhulalka Beeraleyda Jubbaland, taas oo beeraleyda loogu baaqay in ay qaataan sharciga dhulalka beeraleyda ay bixiso Wasaradda Beeraha iyo Waraabka Jubbaland.

Warbixintan waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Maxamed Nuur Xuseen.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here