Kulan looga hadlayay xal u helidda barakacayaasha oo lagu qabtay Boosaaso

0
103

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Magaalada Bosaaso ee xarunta gobolka bari ee Puntland ayaa laga daah-furay Mashuuraca Saameynta Kor uqaadida xal u helidda barakacayaasha Bosaaso, Kaas la doonaayo in xal waara loogu sameeyo dadka Barakacayaasha lagana dhigo dad deegaanka ah.

Cabdicasiis Xasan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here