Tababar ku saabsan Wada shaqeynta Shaqaallaha dowladda iyo bulshada oo lagu qabtay Jowhar.

0
82

Jowhar (Radio Isnaay)- Wasaaradda Dib u heshiisiinta & Nabadeynta Maamulka Hirshabeelle Ayaa Magaalada Jowhar ku qabtay aqoon isweydaarsi ku saabsanaa Shaqaallaha Dowhada & Bulshada rayidka.

Waxaa kulanka ka soo qeybgalay qeybaha kala duban ee bulshada,Maamulka Degmada , Maamulka Gobalka Shabeellaha Dhexe , & Masuuliyiin ka tirsan Maamulka Hirshabeelle.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo jeedinaya : –Cabdiweli Axmed.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here