Sahmin shidaal oo laga Sameeyay deegaan Hoostaga Gobolka Mudug.

0
82

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Guddoomiyaha Hay’adda Batroolka Qaranka mudane Abdulkadir Aadan Tubaako iyo wafdi uu hugaaminayey ayaa gaaray magaalo xebeedka Hobyo halkaas oo ay ka sameeyeen sahmin 2-baloog oo ku yaala deegaanka Ceel Cali oo 20 Km u jirta degmada Hobyo ee gobolka Mudug.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here