Magaalada Qardho oo laga hirgaliyay dugsi cusub oo Waxbarasho.

0
96

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Maagaalada Qardho ayaa waxaa xariga laga jaray dugsiga Shimbiraale waxaana hirgalisay Wasaaradda Waxbarashada Puntland iyo hay’adaha kala ah SAVE iyo CARE.

Xarig Jarka Ayaa Waxaa Kasoo Qeyb galay Wasiir ku xigeenka wasarada Buntiland iyo Maamulka.Iskuulka.

Warbixintan waxaa inoo Soo jeedinaya : – Maxamed Nuur Xuseen.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here