Maamulka Galmudug Oo kulan la qaatay Dadka baahiyaha gaar ah qabo ee Degmada Xarardheere.

0
123

Jowhar (Radio Isnaay)- Mas’uuliyiin uu horkacaya Wasiir ku xigeenka wasaaradda Arrimaha Gudaha Galmudug oo ay wehliyaan maamulka gobolka Mudug iyo kan degmada Xarardheere ayaa kulan wadatashi ah la qaatay dadka qaba baahiyaha gaarka ah ee ku nool Degmada Xarardheere ee gobolka Mudug.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo jeedinaya : – Maxamed Abuukar.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here