Jowhar (Radio Isnaay)- Magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka ayaa lagu qabtay shir looga hadlayay koboca dhaqaalaha dalka ee ku biirista ururka dhaqaalaha Bariga Africa, waxana shirkan ka qeyb galay khuburo ku xeel dheer arrimaha dhaqaalaha, siyaasadda iyo ardayda barata cilmiga dhaqaalaha ee jaamacadda SIMAD.
Warbixintan Waxaa Inoo Soo jeedinaya : – Cabdifitax Axmed.