Shirka dib u Eegista kaabayaasha dhaqaalaha KG Oo lagu qabtay Baydhabo.

0
73

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Kulankaan oo ahaa isku xirka dhismaha kaabiyaalka dhaqaalaha Dowlada KG oo ay soo qaban qaabisey Wasaarada Howlaha Guud iyo Guriyeynta KGS ayaa lagu qabtey Magaalada Baydhabo.

Cabdicasiis Xasan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here