Dhalinyarada Jowhar oo loogu baaqay in Iskaashi ay sameeyaan.

0
50

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Magaalada Jowhar ee caasimada dowlad goboleedka Hirshabeelle ayaa waxaa ku nool dhalinyaro farabadan oo isugu jira qaar wax bartay iyo kuwa aan baran waxaana haatan loogu baaqay in iskaashi ay sameeyaan si ay caqabadaha jira ay kaga gudbaan.

Warbixintan waxaa Inoo Soo jeedinaya : – Maxamed Nuur Xuseen.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here