Kulan looga hadlayay Xaalada Barakacayaasha oo lagu qabtay Qardho.

0
37

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Kulankan ayaa waxaa looga hadlayay sidii Barakacayaasha Magaalada Qardho ay uheli lahayeen adeegyada Aas aasiga u ah nolosha sida biyaha, Caafimaadka, waxbarashada iyo degaan wanaagsan.

Warbixintan Waxaa inoo Soo jeedinaya : – Cabdicasiis xasan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here