Ururka Haweenka Jowhar Oo Ku Baaqay in laga shaqeeyo Nadaafadda Deegaanka.

0
71

Jowhar (Radio Isnaay) Haweenka Ku nool Magaalada Jowhar Ee Caasimada Dowlad Goboleedka Hirshabeelle ayaa kahadlay Sida Haweenka uga qeyb qaadan karaan horumarka deegaanka,Waxaa ayna ugu baaqeen Bulshada kunool magaalada Jowhar in ay ka shaqeeyaan Nadaafadda.

Warbixintan Waxaa inoo soo Jeedinaya : – Maxamed Abuukar.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here