Jowhar – ( Radio isnaay ) – Dhalinyarada ku Nool Deegaanada Maamulka Kgs ayaa Inta Badan Ka Cawda Shaqo la’aan ka jirta deegaanka.
Dhalinyaradan oo u badan kuwo ka soo baxay jaamacadaha dalka ayaa U baahan in ay helaan taageero Si ay u maareeyaan Noloshooda.
Cusmaan Cabdalla.