Maamulka Galmudug oo Digniin adag kasoo saaray Jarista dhirta.

0
98

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Wasaaradda Deeganka iyo isbadalka cimilada Dowlad Gobaleedka Galmudug ayaa soo saartay amar adag oo lagu mamnuucayo jarista iyo ka ganacsiga dhuxusha si looga hortago xaalufinta deegaanka waxaana sido kale la mamnuucay ugaarsiga iyo dabar goynta duur joogta si aanay dalka uga dabar go’in duur joogta oo inta badan la u gaarsado.

Maxamed Abuukar.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here