Dhismaha suuq ganacsi oo laga Hirgaliyay Magaalada dhuusamareeb.

0
80

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Madaxweynaha Dowlad goboleedka Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa xarigga ka jaray dhismaha suuqa Bacadlaha caasimadda Dowladda Galmudug oo loo dhisay qaab casri ah.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo jeedinaya – Cabdicasiis Xasan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here