Dhalinyaro Qashinka ka aruuriya xaafadaha Kismaayo oo codsaday Waxbarasho.

0
99

Jowhar – ( Radio isnaay ) – Magaalada kismaayo oo Caasimad KMG u ah Jubaland ayaa waxaa ku nool dhalinyaro kuwaas nolol maalmeedkooda ka raadiya iney xaafadaha kala duwan ee kismaayo ka qaadaan qashinka iyagoo geeya qashinkaasi goobaha loogu talagalay.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo jeedinaya : – Maxamed Abuukar.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here