Dhalinyarada Jowhar oo ka hadlay faa’idada baraha bulshada ee dhanka Waxbarashada.

0
83

Jowhar – ( Radio Isnaay) Dhalinyaradu Waa awooda ugu balaaran ee dal ama magaalo ay leedahay Waa halka dalkasta uu  ka gaaro iftiinka horumarka iyo guusha dib udhiska.

Sanadihii  ugu dambeyey waxa Dalka uu la daala dhacayaa hadal haynta weyn ee anshaxa isticmaalka baraha bulshada taa oo noqotay goob sumcada looga dilo qeyb ka mid ah dhalinta hadaba Cabdi maajid xasan Xared oo ka mid ah Dhalinyarada magaalada Jowhar ayaa dhalinta ugu baaqay in isticmaalka baraha bulshada kaga faa’ideystaan dhanka cilmiga iyo Aqoon kororsiga.

Warbixintan waxaa Inoo Soo jeedinaya : – Cabdifitax Axmed Maclow.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here