Shir lagu heshiisiinayo beelo wada daga Galgaduud oo lagu qabtay Dhuusamareeb.

0
74

Jowhar – (Radio Isnaay) –Shirkan oo maalmihii lasoo dhaafay ka socday magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda Galmudug waxaa soo qaban qaabisay Dowladda Galmudug gaar ahaan wasaaradda arrimaha gudaha iyo maamullada degmooyinka, Dhuusamareeb, Baxdo iyo deegaanno kale.

Waxaa shirka diiradda lagu saarayaa qodobbo muhiim ah si loo soo afjaro colaadda muddada dheer u dhaxaysay beelahan. Sida uu Idaacadda Dardheer u sheegay Nabaddoon Diirie Ali Abditood oo kamid ah cuqaashada shirka ka qayb-galaysa.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo jeedinaya : – Maxamed Abuukar.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here