Heshiis xabad joojin ah oo la dhax dhigay Beelihii ku diriray deegaano hoostaga Cadalle iyo Raagaceelle.

0
69

Jowhar -(Radio Isnaay) – Wadahadaladan oo ay horkacayeen madaxweynihii hore ee dowladii kumeel gaarka ahne hada Xildhibaan katirsan Dowlada ,wasiiro, Xildhibaano , Maamulka Gobolka & Imaamka Mudulood Imaam Daahir ayaa ku guuleystay in ay Xabad Joojin ay kala dhex dhigaan Beello walaalo ah oo ku dagaalamaayay Inta udhaxeysa Deegaanada hoostaga Degmooyinka Cadalle & Raaga Ceelle.

Warbixintaan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya :- Abdi weli Ahmed Hilowle

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here