Buug lagu dhiirigelinayo dhalinyarada oo lagu soo bandhigay Hargeysa.

0
80

Jowhar – (Radio Isnaay) – Magaalada Hargeysa ee xarunta maamulka Somaliland ayaa lagu qabtay Munaasabaddan oo lagu soo bandhigayay Buugga Hibadda qarsoon oo ah mid lagu dhiirigelinayo dhallinyarada si ay uga joogaan tahriibka uguna shaqeystaan hibooyinkooda.

Xaliimo Cali Ibraahim.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here