Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Ergayga Gaarka ah ee Madaxweynaha Soomaaliya u qaabilsan Arrimaha Somaliland Cabdikarim Xuseen Guuleed ayaa kulamo wadatashi ah la qaatay qaar ka mid ah Ururada Bulshada Rayidka iyo Odayaasha Dhaqanka Dowladd Goboleedka Koofur galbeed eek u sugan Magaalada baydhabo.
Warbixintan waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdiweli Axmed.