Dhalinyaro ku nool Jowhar oo Bilaabay in Jimicsi ay sameeyaan Aroorti.

0
97

Jowhar ( Radio Isnaay ) – Waa dhalinyaro Kunool Magalada Jowhar Ee Caasimadda Dowlad Goboleedka Hirshabeelle oo Subax Walba Usoo Kala Garoonka Shoongale Ee Magalada Jowhar Ee caasimadda Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Si Ay U Dhisaan Jirkooda Waxaana Groonkaan Isugu Yimaada Odayaal Iyo Sido kale Dhalinyaro Waxaa Ayna Sameeyaan Nuucyo Badan oo Kamid ah Jir Dhiska.

Warbixintan waxaa Inoo Soo jeedinaya : – Maxamed Nuur Xuseen.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here