Madaxweynahii Hore ee Soomaaliya oo ku baaqay in la Joojiyo colaada ka taagan deegaano hoostaga Cadalle iyo Raagacelle.

0
74

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Madaxweynihii Hore ee Soomaaliya ahna Xildhibaan ka tirsan Baarlamanka Jumhuuriyada Soomaaliya Mudane Sheekh shariif Axmed ayaa ku baaqay in la joojiyo colaada ka taagan Deegaanada u dhaxeeya Cadalle iyo Raagacelle waxaana uu ku baaqay in la qaato xabad joojin labada beelood u dhaxeeysa.

Warbixintan waxaa inoo Soo Jeedineysa : – Xaliimo Cali.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here