Xarunta Hal-Abuurka dhalinyarada oo Laga Hirgaliyay Magaalada Muqdisho.

0
72

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Xaruunta Hal-abuurka dhalinyarada ayaa ah xarun ay Hirgelisey jaamacadda banaadir ayaa waxaa daahfurkeeda ka qeyb galey wasiiro xildhibaano jaamacadaha bangiyada ,ururada bulshada raiyidka iyo marti sharaf kale.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo jeedinaya : – Cabdiweli Axmed.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here