Shacabka Deegaanka Jeexdin Ee Gobolka Galgaduud Oo Codsadey in Loo dhiso Ceel biyood.

0
54

Jowhar ( Radio Isnaay) -Maamulka Iyo Bulshada Degaanka Jeexdin ayaa cabasho ka Muujiyay Biyo La’aan ka taagan degaankaasi, kadib markii uu cusbo isku badalay Ceelkii Deegaankaasi

Maxamed Nuur Xuseen.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here